Home » WARAR » Xildhibaanada Beesha Sure Maxuu Ahaa Wax qabadkoodii Lixdii Bilood

Xildhibaanada Beesha Sure Maxuu Ahaa Wax qabadkoodii Lixdii Bilood

Hadaan Ka faaloono xildhibaanada Beesha sure ee laga soo kala doortey Muqdisho,Jubbland ,Hirshabeele Iyo Galmudug Ayaa Waxaa uu Wax Qabadkoodii Ku Soo Koobmay Shirka Baarlamaanka Iyo Guri ay ku Jiraan ,Iyadoo ay Dadkii Matalayay ee soo Doortey ay Taleefoonadii Ka Xirteen

Tani ayaa Timid in Qof Walba oo ayaga Ka Mid Ah uu lahaa dano gaar Ah isla Markaasna Markii uu ku soo Baxay doorashadii Halka laga sugayay wax qabad ay u badaleen wax qabad xumo xitaa ay awoodi waayeen xiligii Lagu jirey fasaxa in ay tagaan degaanada ay Ka soo jeedeen

Waxaa aad ula yaabey Shaqsi Walba oo iyaga Ka Mid Ah odeyaal dhaqmeedkii Iyo ergadii soo dooratey,Waxaa hadda socda qaban qaabo Ah sidii xilka looga xayuubin lahaa Ka Dib habacsanaan xoogan oo Lagu arkey
Haddaba Waa aan la xisaabtamaa Xildhibaanada isla Markaasna Aanu nahay Dadkii soo doortey oo haddii ay na maqli waayaan Aan ku bedelno Shaqsi wax qabad Badan Guul Iyo Gobanimo Surre

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras