Home » WARAR » Xaaladda Xeraale oo dagan

Xaaladda Xeraale oo dagan

degmada xeraale oo labadii maalmood ee la soo dhaafay dagaalo goos goos ah ay ka socdeen ayaa saakay degan wararka aan hadda ka heleyno degmada ayaa sheegayo in jawigu daganyahay wax colaad ah aysan jirin.

dhanka kale maleeshiyada beesha ceer ee ku soo duushay degmada ayaa jab la kulantay kadib markii ay dharbaaxo xoogan kala kulantay Ciidamada difaaca Xeraale.

iskudyo badan oo lagu doonayay in lagu qaboojiyo dagaalka ayaan gulaysan waxaa hadda socdo dedaalo iyo waan waan lagu nabadeenayo degaanka.

waan idiin soo gudbin doonaa wixii ku soo kordha xaaladda Xeraale.

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras