Home » MAQAALO » Madaxa Hogaanka socdaalka Iyo jinsiyadaha DFS oo booqasho shaqo ah ku jooga Switzerland

Madaxa Hogaanka socdaalka Iyo jinsiyadaha DFS oo booqasho shaqo ah ku jooga Switzerland

Safar shaqo ayaan ku soo gaarey dalka Switzerland, waxaana kulamo la qaadan doonaa wasaaradda arimaha dibadda iyo hay’adda socdaalka. Wadahadalada ayaa ku saabsan hagaajinta xariirka iyo baasaboorka Soomaaliya, waxaana dhinaca Soomaaliya hoggaaminaya safiiradda Soomaaliya u fadhisa dalka Switzerland Marwo Faadumo Abdullahi Insaniye Switzerland ayaa ka mid ah dalalka aan aqoonsaneyn baasaboorka Soomaaliya waxaana hadda bilaawdey wadahadalada ku saabsan baasaboorka. Waxaan ka jawaabi doonaa su’aalo ay ka qabaan Soomaaliya iyo dukumentiyada rasmiga ah.

 

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras