Home » WARAR » Madax weynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madax weynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa  ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa.

Xaaf ayaa golaha wasiirada uu magacaabay waxay ka kooban yihiin 22 wasiir, 22 wasiir ku-xigeen iyo 8 wasiiru dowle.

Waxaa magacyada golahan cusub saxaafadda u akhriyay Max’ed Aadan oo ah Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in wasiirada la magacaabay ay u badan yihiin kuwa hadda xilalka haya oo dib loo magacaabay, marka laga reebo dhowr wasiir oo kuwo cusub lagu bedelay.

Magacyada golaha wasiirada cusub ee Galmudug waxay kala yihiin sidatan:-

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras