Home » WARAR » Madax gaartay hirshabeele iyo rajada Cali Cabdullaahi Cosoble oo quus taagan

Madax gaartay hirshabeele iyo rajada Cali Cabdullaahi Cosoble oo quus taagan

wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gaaray Magaalada jowhar iyagoo Xal u raadinayo Xiisadda halkaas ka aloosan sidoo kale Madaxdaan ayaa kulamo gaar gaar ah la yeelan doono Xildhibanada, wasiirada Hirshabeelo oo iyaga dhawaan Xilka ka qaaday Madax weynihii hore ee Hirshabeele.

Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa horay ugu eedeyay in Ra’iisul wasaare Kheyre uu ka danbeeyay Khilaafka hirshabeele taas oo u muuqato mid sii xumeyneyso xiriirka Federaalka iyo Cali Cabdullahi Cosoble.

waxaa kale oo garab socda shirar ay yeelanayaan siyaasiyiinta ka soo jeedo jowhar oo iyagu u arko fursad xil ka qaadista Cali Cabdullahi Cosoble.

lama oga xaalka halka uu ku danbeyn doono waxaana laa saadaalinayaa in Cosoble lagu qancin doono in uu aqbalo Xil ka qaadista.

 

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras