Home » GORFEYN » Maamulka Degmada Boholgaras oo Qarka u saaran in lakala diro

Maamulka Degmada Boholgaras oo Qarka u saaran in lakala diro

Warar aan ka heleyno ilo madax banaan ayaa ku soo waramayo in dhawaan lakala diri doono Maamulka musaqa iyo isdaba marinta ku caan baxay ee Degmada Boholgaras.
Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Dhalinyarada ayaa maalmahaanba shirar isdaba joog ah kulahaa Magaalada Muqdisho iyo Maamul goboleedka jubaland.
ugu danbeyn waxaa la magacaabay guddi isku dhaf ah oo xaqiijin doona musaqa lagu soo eedayay Maamulka iyo hatinda ay dheceen kadibna waxa la asteen doonaa Maalinka doorashada Maamulka Cusub.
wixii ku soo kordha dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.

Boholgaras News

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras