Home » MAQAALO » Golaha wasiirada oo an sixiyay arinta qalbi dhagax

Golaha wasiirada oo an sixiyay arinta qalbi dhagax

Kadib dood dheer oo dhex martay golaha wasiirada ayaa ansixyay go’anka dolwada soomaaliya ay ka qaadatay sarkaal ka mid ah ¬†jabahada ONLF oo lagu magacaabo c/kariin shekh muuse (qalbi dhagax) ee loo gacan galiyay dowlada itoobiya.

Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa isku raacay qalbi dhagax in uu halis ku ahaa amaanka dalka iyo dadka soomaaliyeed. sido kale golaha wasiirada ayaa u cuskaday go’ankooda heshiis dhex marayay 2bada dowladood.

 

 

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras