Home » WARAR » Deg Deg Dowladda Federaalka oo cadeysay mowqifkeeda xil ka qaadissta Cosoble

Deg Deg Dowladda Federaalka oo cadeysay mowqifkeeda xil ka qaadissta Cosoble

Dowlada Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee mudooyinkan ka dhex aloosnaa maamulka Hirshabelle.

Qoraal ay soo saartay dowlada ayaa lagu taageeray go’aankii baarlamanka maamulka Hirshabelle uu kalsoonida kala laabtay madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

warqadda ayaa ku saxiixan Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha isagoo sheegay in Dowladda Fedraalka taagertay Mowqifka Baarlamaanka Hirshabeele kadib markii ay dowladda u dirtay Guddi xaqiiqo raadis ah ayna cadeeyeen in ay saxantahay Xil ka qaadista.

  
        
          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*

  • Buraan Bur loo tiriyay Wiilasha Boholgaras

  • Gabay deefoow

  • Degmada Boholgaras